Somali videos
Welcome
Login / Register

Hees Lugooyo Yurub Geenyo -qiso dhaba from Xamar Cadeey

Thanks! Share it with your friends!

URL

You disliked this video. Thanks for the feedback!

Sorry, only registred users can create playlists.
URL


Added by afaaro in Somali Music
4 Views

Description

Lugooyadda ila hadhiyo
Jaceylkaan i laasimee
Laag iyo iga tuuray buur
Habeen qura kama ladoo
Laciif buu iga dhigee
Sidee baan uga lug bixi?
————
Hadaad laqdabiyo xumaan
Nafyaheey ka ladaabatoo
Laxwiga Caashaqaan i helay
Lurkiisaba aaddan qabin
Inaan kaligeey lug go-o
Qof aan igu laba aheyn
Inaan Laan ubax u lulo
Hoheey weeygu liidnimee
Nafteeyda miyaan lunshaa?
———
Anoo leexada sariyo
Lalaaya daruurahaa
Lurkii Caashaqa i helay
Lilaahi qof aan aheyn
Miyaan laaciisa iyo
U Laab kacay hiigsigii

Post your comment

Sign in or sign up to post comments.

Comments

Be the first to comment
RSS