Somali videos
Welcome
Login / Register

TAARIIKHDA - AUN ABWAAN CALI SUGULLE & USTAAD AXMED NAAJI , ABWAAN SALEEBAN BIDDE , HIBO NUURA

Thanks! Share it with your friends!

URL

You disliked this video. Thanks for the feedback!

Sorry, only registred users can create playlists.
URL


Added by Ayuub in Somali Music
7 Views

Description

Taariikh Nololeedka – Aun
Abwaan Cali Sugulle Cigaal (Dun-Carbeed)
Ustaad Axmed Naaji Sacaad,
Abwaan Saleebaan Bidde iyo Hibo Nuura Ayaa Si Qota Dheer U Ga Faalooday Abwaanka – Isla Markaasana Falanqeeyay Sugaantiisa
Aadka Umugga Weyn – Raxmatullahi Caleyi
Abwaan Dun-Carbeed Wuxuu Ku Geeriyooday
Dalka Isu-Taga Imaaraadka Carabta Taariikhda 11 January 2016 Allah H U Nuxariisto ,..Cayeska VOA & Caasha Cuud
Wuxuu Ahaa Halgamaa Usoo Dagaallamay Xorriyada Dalka Iyo Jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed

Gabdhihii Waxay Leeyihiin
Ragii Gododley Noqdeen
Iyagaa Goobta Xun Na Dhigay
Galabtii Walba Waa Aroos
Galbisna Uma Baahanee
Gabley Shimbir Bey Tuntaa
Guurkii Sidii Geed Matalay
Gayaankii Miyuu Goblamay
Heeyaa Hey Hey Heyaaa
Ala Gayaankiii Muxuu Goblamay
'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
Join Us on Facebook @ https://www.facebook.com/ABDIASKARITUBE
Follow us on twitter @ https://twitter.com/ABDIASKARITUBE
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel …https://www.youtube.com/ABDIASKARITUBE
Our new Channel …. https://www.youtube.com/ABDIASKARIMEDIA.

Post your comment

Sign in or sign up to post comments.

Comments

Be the first to comment
RSS